Madaxweyne Deni oo si kulul uga hadlay weerarkii lagu dilay Guddoomiyihii Gobolka Nugaal

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaaya macagaca maamulka iyo kan Shacabka Puntland waxa uu ka tacsiyadeeyey Geerida Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii gobolka Nugaal Marxuum Cabdisalaan Xasan Xirsi (Gujir) oo lagu dilay weerar ismiidaamin ah oo caawa lagula beegsaday magaalada Garowe. Guddoomiyuhu waxa uu gudanaayey waajibaadkiisa shaqo ee uu u hayo shacabkiisa, … Continue reading Madaxweyne Deni oo si kulul uga hadlay weerarkii lagu dilay Guddoomiyihii Gobolka Nugaal